Isbitaalka takhasusiga ee Guuleed oo Qaliino kala duwan fulinaya

Waxaa dhamaan macaamiisha lagu wargelinaa in isbitaalka takhasusiga ee GUUULEED ay ku soo biireen takhaatiir ku takhasustay qaliinka guud kuwaas uu hogaaminaayo  Dr Mohamed Samy salama oo u dhashay dalka MASAR. Taqaatiirtaan waxey ka fulin doonaan isbitaalka GUULEED dhamaan qaliimada guud oo waliba lagu fulin doono si lacag laan ah amase bilaash ah. Maalmaha la … Continue reading Isbitaalka takhasusiga ee Guuleed oo Qaliino kala duwan fulinaya